Ka Huleel Dr. Mohmed Cabdi Gaboose Masrax Siyaasad Isagoo Kabn Xidhan Midna La Laadinaya ?

0
Monday April 05, 2021 - 09:19:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Huleel Dr. Mohmed Cabdi Gaboose Masrax Siyaasad Isagoo Kabn Xidhan Midna La Laadinaya ?

    Qorra Madax-banan, Abokor Mohamud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qorra Madax-banan, Abokor Mohamud

Masraxa siyaasada Jsl waxa ka huleelay Maanta sidda uuu sheegay isagoo kabna xidhan mid laa laadinaya! Dr Mohamed Cabdi gaboose . Waxa u sabab ah marka laga tago –afgobaadsigiisa hadal-jeedinta uu la wadaagay warbaahinta guuldarada xaqiiqa ah , ama biyo kama dhibcaan ah ee uu ka joogo kaalintaa siyaasada ee hamigiisu ahaa inuu hogaanka sare dalka qabto . Waxa kow ka ah inuu ku guuleysan wayey degaan doorashadiisa iyo ummada ku ooman codkoodii tageeradood iyo isgarab-istaagoodii oo aheyd ta u sahleysay jaran-jarada inuu kor ugu sii socdo u damciisu ahaa taasina ay noqotay mid ku ah laf-dhuuniga isu istaag waa Dr Gaboose .

Lis Dairy


Caqabada laf-dhuuniga isataagtay ku noqday Dr Gaboose mid kaligii ku dhacaday ama la soo gudboonaatay ma ah waa se mid uu wajaho qof kasta aduunka kale iyo JSl ba siyaasigeeduba kaas ah qof leh karti aqoon waayo-aragnimo iyo howl-karnimo iyo hufnaanteed halkaan ku aqoonsada inuu joogo am gaadhay markii ay aheyd inuu u hoolado inuu noqdo celalyada waxa ka suurto geliyo, wax ka -qabashada , iyo wax- bedelka caqabadaha dhimashada iyo dhaawac dhiig-baxa ah ku ah ummadiisa nolasheed .


Wadaad uu qaaday Dr Mohamed Cabdi Gaboose ee ah inuu ka qancay inaanu hanan karin ama ay ku adag tahay hanashada qalbiyadda iyo qulubta ummaddissa guud ahaanteed inuu ku qanciyo aragtidiisa siyaasiga ah ee laabtiisa ka guuxaysay in badan iyo wax badana u gole-joogsaday heer ay tahay iyo kaalin mudan oo aheydba go, aankan kama danbeysata ah uu ka gaadahay waxa hore u dhiftay boqolaal la mid aha ama wax dheera ama uu wax dheera kuwaas oo aan ka xusi-karro gadh-cadaga Saleebaan Maxamuud aadan oo ay iskagga mid yihiin guul-darada degaan- doorashada iyo qancin kari-waaga ummaddda degaamada ku uuman balse Saleebaan Maxamuud aadan dhinac kale ka qab-saday jenbiga siyasadda iyo hormuudka dalka hogaankiisa ah welin uu ku jiro kaalinta muga iyo misaanka leh ee ah qaranka dhisida iyo horumarintiisa , halka uu Maanta.


Dr Mohamed Gaboose isagga oo fursado badan haysta xaalado badan oo kaalinta mudan wax kagaga qaban-karro ama uu buuxin karro ku go,aan qaatay inuu farah ka qaado sidda uu sheegay balse noqon karta mid wax ka soo noqo karan oo ah waxa soo celin karra ama dib yidadilo u gelin karra noqon karaan wax- rabbi u gaar iyo dhacdooyin qasbi-karra inuu dib u soo jaleeco masraxa-siyaasada ee uu gole-heeda ka gaabsaday haddii rabbi idmo .


Waxa kale oo la odhan kara waxa iyagunna qasbay Dr Mohamed gaboose wacyiga la joogo qarnigan iyo bulshad hada kacday oo uuna la jaan-qaadi karin wax yaabo badan oo jira awgood ay kow ka yihiin in da, yartu tahay mid hadda aad ugu howlan ahna kuwo isu diyaarinaaya siddii ay hanan kasta iyo kaalinta mugeed iyo mudanteed le ula wareegi la hayeen da, daa Dr gaboose yahay mid had xil haya iyo mid aan heyn sidaas ay ka mid yihiin waxyabaha ugu waa weyn ee qasbay madam uu yahay Dr wax badan oo dadka caadiga ama farsamad siyaasad kaliya yaqaan am wax ka dheegatay aanay hore u akhriyi karin halkaan dhinac uu qeexay rabbi u dhawaansha ah iyo mutate-wacnimad uu dhaqaaqo ay ku lifaqan tahay oday-tinimad waayo-aragnimad iyo talo-siinta cid kast iyo cid walbo uu wax la qaban karro am wax wanaag ah ku kordhin karro, sidaa kale waxa uu iyaggan is dul-taagay qodob muhiim u ah aayaha iyo waarid nololeed ummadda iyo qaranka kuwaas uu oo ka soo qaatay kuwo aas aasi u ah Dowladnimad wadadjirka ummada iyo wax-wadda qabsigeeg oo uu si xilkasnimo u sheegay ayna ka mid yihiin in hananka dawaladnimadu ee Jsl hrgalay am ka hano-qaaday 30sandood ugu yahay mid ku dhexe-jirto kali-talinimo iyo laan-kaliya goaankeed oo halis u ah in dhawac- hali ah ku yimaado dawladnimad iyo horumarinteed iyo korinkeeda waajiba .


Si kasta ahaate masrax siyaasig ee ka nas-nimada ka galay Dr Mohamed noqn doon mid aan bixidiisa aad oo dhaadin am loo tebin balse waxa kaliya ee tebi-doona uu noqon-doono ganasigiis u gaar ahaa . Wax kasto kalifay go,aanka u gaar ka ee uu gaadahay Dr Mohamed waa mid mudan in lagu han-balyeeyo isla markaan sidda wanaag iyo aqoonta , waayo-aragnimad iyo haldoorka naftiisa wanageed iyo samaheed u door biday lagu bogaadiya oo lagu qaderiyaa sidda oo kale lagal howl gal samofalka iyo mutate-wacnimad uu uu talo-goostay in kast iyo wax kastoo lagala qaban karro am garab-laga siin karro .


Qorra Madax-banan

Abokor Mohamud

[email protected]uk

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...