Xeerarka Iyo Distoorkaba,Qabiilkaa Ka Xoog Badan,Waana Laysku Xadayaa

0
Monday April 05, 2021 - 09:15:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeerarka Iyo Distoorkaba,Qabiilkaa Ka Xoog Badan,Waana Laysku Xadayaa

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

1-XEERKIYO DISTOORKII,QABIILIYO XIGTAA DILAY,

XAAFADU KA DHIGAYO,KULMIYA XISBINA DILAY,

XANTOD WAY OGSONYIN,XAMAR DAWLADI DILE,

XILNA MUUSE BIIXIYO,XUKUUMADIISANBA DILAY.

2-XUQUUQDI HAWEENIYO,XURMAYNTI RAGA DILAY,

XIL MA DHIBA HARGEYSA,XAAFADIIBA KALA JARAY,

XADHKA LAYDH TIRIIGIYO,XASHIISHKEEDIBA DILAY,

XOOLAHEEDI WAXA CUNAY,XAARAAMI IYO TUUG.

3-XILDHIBAANA LAALUUSH,XUKUMADA KA QAATON.

XISHONAYNINBA DILAY,XOOG IYO NACNAC AHAYN,

XEERARKI ISLAAMKIYO,ALSHABAAB XAQ SOOR DILE,

XIDHIIDH WAXAY LA LEEYIIN,XABASHIDIYO GAALADA.

4-XILWAREEJIN WAXA DILAY,XOOGSADE FARMAAJIYO,

XABASHIDA IYO ERETERI,XASUUQAYEE DADKOODII,

XABAALA KA BUXAN,FARMAJANA KU XIDHAN YAHAY,

XININYAHU KA SIIBO,XAMAR DAD BAAN KU NOLAYN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...