Maamul Goboleedka Koonfur Bari (Marka) ... W/Q: Maxamed Sheekh Daahi

0
Monday April 05, 2021 - 09:09:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maamul Goboleedka Koonfur Bari (Marka) ... W/Q: Maxamed Sheekh Daahi

    Ujeedo Maamul Goboleedka Bari (Marka)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedo Maamul Goboleedka Bari (Marka)

Ku : Xildhibaannada Direed ( Muqdisho)




Ku: Muxaafad iyo Mucaarad (Somaliland)


Ku: Muxaafad iyo Mucaarad (Jabuuti)


Ujeedo Maamul Goboleedka Bari (Marka)


Xildhibaanada Direed ee Muqdiso waa inay Golayaasha Shari Dajinta ee Dawlada Faderaalka Somaliya, waa inay mooshin ay ku dalbanayaan maamul Goboleedka Koonfur Bari (Marka) waa inay si degdeh ah ugu gudbiyaan – Bi idni allaah.


F.G: Xildhibaanada Direedaw waa hubaal oo waari maysaan’e, walaalayaalaw, waxtar la idinku xasuusto, waa inaad dir uga tagtaan – bi idni Allaah


Somaliland iyo Jabuuti waa inay maamul Goboleedka Koonfur Bari (Marka),waa inay siyaasad ahaan ku taageeraan – Bi Idni Allaah


Maxamed Sheekh Daahi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...