Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Masuuliyiin Uu Magacaabay Muuse Biixi

0
Sunday April 04, 2021 - 13:26:00 in News by
  • Visits: 1813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Masuuliyiin Uu Magacaabay Muuse Biixi

    Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Masuuliyiin Uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Oo Go'aan Ka Gaadhay Masuuliyiin Uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa(HWN):-Golaha wakiilada JSL ayaa maanta mid mid u ansixiyey Masuuliyiin dhawaan Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi magacaabay.



Masuuliyiintan ayaa kala ahaa.

1. Saleebaan Warsame Guleed Wasiirka wasaarada Cadaalada JSL.


2. Maxamed Maxamud Cabdi. Wasiir kuxigeenka wasaarada Gaadiidka iyo jidadka.


3. Faysal Sahal Jama Gudoomiye kuxigeenka Komishanka Shaqaalaha Dawlada.


4. Cumar Cabdilaahi Ciise Xubin Komishanka Shaqaalaha.


5. Jabarti Axmed Xasan Xubin Komishanka Shaqaalaha.


6. Cabdifataax Maxamed Axmed Xubin Komishanka Shaqaalaha.


dhamaantoodna waxa goluhu ku ansixiyey Cod aqlabiyad ah

May be an image of one or more people and indoor
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 1 person, sitting and standing
May be an image of 1 person, standing and indoor

Loading...
Loading...