Xulka Maayarkaygow, Xulufadii Ina Soo Maray, Xumaantay Sameeyeen, Xalbay Adiga Kuu Noqon.

0
Sunday April 04, 2021 - 10:40:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Maayarkaygow, Xulufadii Ina Soo Maray, Xumaantay Sameeyeen, Xalbay Adiga Kuu Noqon.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-XISBIYADA XAALADOD OGIN,XAAFAD XAAFAD INAY YIIN,

   XOR ADOO SHARAXANOON,XISBIYADA MIDNABA GELIN,

   XEERARKAAN KU YEELAYNE,XARAGAAD KU IMANLAYDE

   XULASHADA MIDUUN RAAC,XISAABI WAY DANBAYSAA.

 

2-KUWEENA KAA XANAAQEE,XISBIGAN KAAGA TEGAYANA,

   MIDU XANBAARSANYA JIRA,XAGIISAANU KUGU WADAY,

   XIGMADAADU WAA MEELE,XUKUNKA EEBAHEEEN YEEL,

   HADDAAD XARUNTA GAADHO,XAQII BELEDKA SOO CELI.

 

3-XAFIIS KA U FADHIISTEE,XAQA SHACABKA DHAWRAAN,

   XAGXAGADIYO XAJIIMAYN,XURGUF WAAYA HAYNINOO,

   XAALADENA WEEYAANE,XAGA ILAAHAY AWGEEIISUUN,

   XILKA GUDOO XANAANE,XAAWALEEYDA WADHATADA.

 

4-XAAFADAHA DHAMAANTOOD,XAQ WAXAY U LEEYIIN,

    XASHIISH LAGA DULQAADIYO,XURFADAHO KA ASTAN,

   XOOLAAD KA QAADAANE,XISAAB CELIN HA NOQOTE,

   XURMEEYO XAQDHAWRO,XUMAANTII ILAWSIIYA.

                             ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...