Biliska Somalilaan Wuxu U Baahan Yahay Bilayskii Bilayska.

0
Sunday April 04, 2021 - 10:30:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biliska Somalilaan Wuxu U Baahan Yahay Bilayskii Bilayska.

    W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B],Tu khaas ahna waxan u soo dirayaa H/W iyo akhristayaasheeda.


Bilayskeenu waa bilays aad iyo aad u fiican oo ku shaqeeya duruufo adag,mararka qaarna buuxiyaba hawlaha ciidanka xoogga.



Markaa uma arko inay geyaan hadalkii Taliyah bilaysku ka sheegay ee waxay u baahan yahiin in la baadho kuwa xunee magacooda dilaya,lagana nadiifiyo kuwaa ku hoos dhuumanaya ee ciidanka ka soo galay daaqada.


Taliyuhu ha sameeyo BILAYSKA BILAYSKA WAA {MP}.Waxan hubaa inuu arki doono isbedel qurux badan.


Waan idiin soo hambalyaynaayaa saraakiisha idiin soo dhamaystay tababarka.


Ismail Abdilahi Handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...