Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Oo Shacabka Somaliland Oo Hambalyo U Diray Ramadan Kareem
Ramadaan Kareem Kulu Cam Wa Antum Bikhayr
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA OO SHACABKA SOMALILAND OO HAMBALYO U DIRAY RAMADAN KAREEM
Aniga oo ku hadlaaya magacayga oo ah Bashe Elmi iyo ka guddida iyo ka taageerayasha xisbiga waddani ee West Canada.
Waaxan hamabalyo u dirayaa
dhamman shacbaka Somaliland meel kasto oo joogaan waaxan leeyaha iyo
aduunka calamkaa Muslim kaa oo dhan Ramadan Kareem
Illahan sanndkan sannadkiis cafiimada qaba iyo bash bash iyo barwaaqo ha inu ku gaadhsiiyo
AAMIIN,AAMIIN.
GUDDOOMIYAHA. WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI
BASHE JAMA ELMI
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





