Madasha Badbaado Qaran Ee Somaliya Oo Dayacaad Ciidan Ku Eedeeyay Madaxwayne Farmaajo

0
Sunday April 04, 2021 - 09:02:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Badbaado Qaran Ee Somaliya Oo Dayacaad Ciidan Ku Eedeeyay Madaxwayne Farmaajo

    "iyagoo bogaadiyey sida ay isku difaaceen ciidankii lagu weerar Bariire iyo Awdheegle"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"iyagoo bogaadiyey sida ay isku difaaceen ciidankii lagu weerar Bariire iyo Awdheegle"

Muqdisho (HWN) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa dhaliil badan loogu jeediyey madaxweyne Farmaajo, waxayna ku eedeeyeen inuu dayacay ciidankii Qaran, iyagoo bogaadiyey sida ay isku difaaceen ciidankii lagu weerar Bariire iyo Awdheegle, sidoo kale u tacsiyeeyey ehellada askartii dhimatay.




No description available.

Loading...
Loading...