Mid Kamid Ah Wasiirada Jarmalka Oo Diiday Talaalka Covid-19 Ee AtsraZeneca.

0
Saturday April 03, 2021 - 18:06:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamid Ah Wasiirada Jarmalka Oo Diiday Talaalka Covid-19 Ee AtsraZeneca.

    "Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay in ay raaceen talo soo jeedinta Guddiga Tallaalka Joogtada ah (Stiko)"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay in ay raaceen talo soo jeedinta Guddiga Tallaalka Joogtada ah (Stiko)"

Hargaysa (HWN) Xili madaxda dalka Jarmalku ay shacabka iyo siyaasiyiintaba ku dhiiri gelinayaan inay qaataan talaalka xanuunka Covid-19 ee AtsraZeneca ayuu Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jarmalka Seehofer diiday inuu qaato talaalka AtsraZeneca.




Arrintaasi waxay ka timid ka dib markii uu Wasiirka Caafimaadka Jens Spahn ka codsaday Wasiirada kale ee Xukuumadda ku jira ee 60-ka sanno ka weyn inay daawadaas isku talaalaan


Wasiirka Arrimaha Gudaha Seehofer ayaa diiday talaalkaas, isagoo aan sheegin sababta uu ku diiday, waxaana arrintan ay dood ka dhalisay shacabka iyo madaxda dalkaas.


Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay in ay raaceen talo soo jeedinta Guddiga Tallaalka Joogtada ah (Stiko) fiidnimadii Talaadada si loogu isticmaalo diyaarinta AstraZeneca guud ahaan dadka da'doodu tahay 60 ama ka weyn.



Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office.


Loading...
Loading...