Kooxda Jabuuti Ee Soo Iibsatay Laacibkii Yurub Ka Dheeli Jiray Oo Guul Soo Hoyisay

0
Saturday April 03, 2021 - 17:08:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Jabuuti Ee Soo Iibsatay Laacibkii Yurub Ka Dheeli Jiray Oo Guul Soo Hoyisay

    "Kooxda Carte Solar ayaa 4 iyo 2 kaga badisay kooxda As Port.'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kooxda Carte Solar ayaa 4 iyo 2 kaga badisay kooxda As Port.'

Waxaa dalka Jabuuti lagu soo gabagabeeyay ciyaaraha horyaalka qaran ee heerka koowaad, waxaana ku guuleysatay kooxda Carte Solar.




Kooxda Carte Solar ayaa 4 iyo 2 kaga badisay kooxda As Port.


Guusha Carte Solar ayaa ka dambeysay kadib markii kooxda ay kharash badan gelisay tababarada ciyaartoyda iyadoo ciyaartoy caalami ah kasoo iibsatay dibadda.


Waxaa kamid ah ciyaartoyda caalamiga ah ee u dheesha Carte Solar, Alex Song oo horraan u dheeli jiray kooxaha Arsenal iyo Barcelona.


Alex Song oo kasoo jeedo dalka Cameroon wuxuu kooxdan ka dhisan Jabuuti la galay heshiis 2 sano ah.


Waana markii ugu horreysay ay kooxdan guul kasoo hoyiso ciyaaraha horyaalka Jabuuti.


BBC

Loading...
Loading...