Go'aanka Laga Gaadhi Karo Marka Mudo Xileedka Xisbiyadu Dhamaado Oo La Shaaciyey

0
Saturday April 03, 2021 - 13:51:57 in News by
  • Visits: 2375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go'aanka Laga Gaadhi Karo Marka Mudo Xileedka Xisbiyadu Dhamaado Oo La Shaaciyey

    Go'aanka Laga Gaadhi Karo Marka Mudo Xileedka Xisbiyadu Dhamaado Oo La Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aanka Laga Gaadhi Karo Marka Mudo Xileedka Xisbiyadu Dhamaado Oo La Shaaciyey

Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, Marka uu dhamaado wakhtiga ay Liisanka Xisbinimo haystaan, looma kordin doono, ma beki doonaan doorashooyinka madaxtooyada, Wakiilada Iyo Deegaanka.


Xisbiyadu wakhtigoodu dhammaado, waxay gelayaan Doorasho toos ah oo Urruro siyaasaddeed oo la diiwaan geliyey lagu soo dooranayo.

Waa soo jeedinta guddidii loo saaray wax-ka-baddelka iyo kaabista Xeerka Diiwaan-galinta urrurada siyaasada oo mudanayaasha goluhu guda galeen.
No description available.

Loading...
Loading...