Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Musharixiin Uu Sheegay Inay Ka Xidh Xidhan Yihiin

0
Wednesday March 31, 2021 - 12:52:40 in News by
  • Visits: 1730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Musharixiin Uu Sheegay Inay Ka Xidh Xidhan Yihiin

    Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Musharixiin Uu Sheegay Inay Ka Xidh Xidhan Yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Musharixiin Uu Sheegay Inay Ka Xidh Xidhan Yihiin

Hargeysa(HWN):-Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shaaciyey inay jiraan musharixiin ka xidh xidhan oo u tartamaya doorashooyinka.


May be an image of 1 person

afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Caynaba ay kaga xidhan yihiin musharixiin u tartamaya xisbiga muxaafidka ah, waxaanu yidhi "Waxaan shacbiga Somaliland u sheegay in ay xidhan yihiin musharaxiin xisbiga Kulmiye ah oo ku kala sugan Caynaba iyo Awdal".

Afhayeen Buuni oo ka jawaabayay hadal ka soo yeedhay Afhayeenka Waddani ayaa yidhi "La ogolan maayo in magac Xisbi lagu waxyeeleeyo ciidamada Qaranka iyo birmagaydada, ragga xisbiyadaas u hadlaayay waa inay xisbiyadoodu Raaligelin siiyan ciidanka Qaranka, Dunida ma jirto meel la yidhahdo ciidan ma jiro oo dawladi ma jirto oo hadana xaafadada Daami habeenkii ku hoyota Somaliland ayay taala meel la aflagaadeyo ciidamdeeda".

Afhayeenka oo hada shirjaraaid ku qabanaya Hargeysa ayaa sidoo kale u jawaabay Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, wuxuuna yidhi,

"Gudoomiye Faysal waxaanu kuu shegayna inuu Madaxweyne Muuse ka mid yahay 3 Madaxweyne ee Somaliland soo maray ee doorasho ku yimid, caqliyada dadkaad cayaysa markaad maalin walba leedahay dawladi ma jirto".

Loading...
Loading...