Ruuxa Meydka ah Wax Ma Maqalyaa Ama Ma Arki Karaa ?

0
Wednesday March 31, 2021 - 09:50:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ruuxa Meydka ah Wax Ma Maqalyaa Ama Ma Arki Karaa ?

    Daqiiqadaha Ugu horeeya Ee Uu Naf Baxo Ka dib La saaro Sariirta dhaqida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daqiiqadaha Ugu horeeya Ee Uu Naf Baxo Ka dib La saaro Sariirta dhaqida

Dad badan ayaa Qormadan Ku arki doona Cilmi Aad U badan Kana Marqaati Kicii doona
Cilmigaas Oo Ka maqnaa Oo ay Ka faa'ideysteen Ka dib Waa ay iisoo duceey doonaan Aduunkan ayaa Walaalo lagu yahay.
Qisadan Haddaad Hore Maqashay Waxeey Kuu noqon Xasuusin iyo Waano.
Sida Caadiga ah Ruuxda Marka ay Kaa baxdo Oo Aad Saarantahay Sariirta Lagugu dhaqi lahaa, Waxaad Si dhameystiran U maqli Kartaa Khabar geeriyaadkaada iyo Waxa ay Dadka Ku sheekeysanayaan , Xitaa Waxaa Adigoo Qolkaaga dhex yaallo Ka Maqli Kartaa Oohinta iyo baroorta banaanka Ka yeereyso????????????.
Dadka tacsida Gudanaya Waxa ay Sheegayaan iyo Sida ay adiga Rabbi Naxariis Kugu Weeydiinta Waad Maqleysaa Xitaa Codka Qofka Hadlaya ayaad garan Kartaa Qofka Uu yahay.
Xilligaas Haddii ay Aragaagu Kuu furan yahay Waad arko Kartaa hortaada iyo Hareerahada Waxa yaallo iyo Dadka Madaxaada hortiisa taag taagan.
Tijaabo ay Sameysay jaamacad lagu Magacaabo " City broke Universitay Oo fadhigeedu yahay Dalka Mareykanka gaar ahaan Magalada , Newyork ayaa Waxaa lama filaan Ku Noqotay Natiijada U soo baxday baaritaan ay Muddo Wadeen Ka dib.
Waa daraasad cilmiyeed Oo Waqti badan lagu bixiyay Oo Aad Looga baaran dagay Lana tafaftiray Dadkii Hormuudka Ka ahaane Wax Ka soo diyaariyeen
Natiijada Waxeey Ku Shaeegeen Sidan :
" Waxeey Yiraahdeen Ruuxa Marka Uu dhinto Maskaxdiisa Waxeey Shaqadeeda joonisaa
95 % Oo Kaliya Sida dhaqdhaqaaqa jirka iyo Neefsiga Dhawaaqa jawaabta
5% Waa ay Sii Shaqeeysaa Sida maqalaka iyo Araga Sidaa darteed ayuu meydka Wax U arkaa Una maqlaa , Waana saacado Un Ka dib Shaqadaas Maskaxada ayagane Waa ay istaagaan Marka la duugo ruuxa meydka ah Ka dib:
Ruuxa meydka ah Markaad Ku foorarto Waa Uu kuu jeedaa Mana Kula hadli Karo Maxaa Yeelay Naftiisa Waa ay Xabisan tahay
Dhaqdhaqaaqii iyo Jawaab celinta ayaan jirin.
Daraasadan Ka hor Waxaa Annaga Ka muslimiin ahaa Naloo sheegay Sidaa jn ay tahay Oo Meydka Wax Maqlo : 1400sano Ka hor.
Dagaalkii beder Markii Gaaladii Laga dilay 70 Oo ay Ku jireen Madaxdoodii gaaladaas meydkoda Waxaa lagu guray Ceel Meesha Ka dhawaa Oo lagu magacaabo Beder"
Waxa Ka dib Ceelka Soo dul istaagay Nabi Muxamed csw Waa Uu la hadlay Qolooyiinkii gaalada meydka ahaa isagoo Ku yiri " War hooy Cutba bin rabiicow , War hooy sheeyba bin rabiica , War yaa hooy Umayah bin khalafow, War yaa hooy abu jahal bin hishaamow , Rabbigiina Waxa Uu idiinkugu goodinayay Ma hesheen Oo dhab ah.? Aniga Wixii Uu Rabbigeey ii yaboohay Oo guul ah Waan helee.?
Sayid cumar bin khadhaab ayaa Ku yiri " Rasuul Allow Waaba Meydad Bakhtiyay.?Oo miyeey Maqlayaan Hadalka.?
Rasuulka Csw Waxa Uu yiri : Allah ay Nafteyda gacantiisa Ku jirto ayaan Ku dhaartee Adin Waa ay idiinka Maqal badan yihiin Lkn Ma jawaabi Karaan.?
" Ruuxa meydka ah Ma arki Karaa Waxa Hareerihiisa yaallo iyo Dadka ku dhaw. Mise Waxaa Uu arkayaa Wax Aanan Anagu arki Karin.?? Insaanka ilbiriqsiyada Ugu horeeyo Naf bixiisa Waxaa Uu arkayaa Wax Aan La garan Karo Oo isaga Un baa Arki Karo.!!
Wax yar Ka dib Waxaa soo noqoneyso dhaqdhaqaaqii maskaxda qeeybta araga
Waa Maxay Nuucyada iyo Wax yaabaha Uu arkayo Ruuxa meydka ah.??
Meydka Daqiiqadaha Ugu horeeyo Waxaa Uu arkay Wax iftiimaya Oo Aan Caadi aheeyn Dabeecada Ka baxsan :
وصدق الله العظيم : "{ لَّقَدۡ كُنتَ فِی غَفۡلَةࣲ مِّنۡ هَـٰذَا فَكَشَفۡنَا عَنكَ غِطَاۤءَكَ فَبَصَرُكَ ٱلۡیَوۡمَ حَدِیدࣱ} " ..سوره ق 22
Wuxuu arkayaa Kaa'inaad Aad U iftiim badan isla Waqtiga ruuxda sii baxeyso Qaab ahaan Uma eka kaa'in
{ و َهُوَ الْقَاهِرُ فَوْقَ عِبَادِهِ وَيُرْسِلُ عَلَيْكُمْ حَفَظَةً حَتَّى إِذَا جَاءَ أَحَدكم الموت توفّته رُسُلنا و هم لا يفرطون }:
Waxaasi Waa malaa'igtii Naxariista Oo dooneyso in ay Kuu Wadaan Caalmaka sare ilaa samada todobaad Magacadane Lagu soo qoro Kitaabka lagu magacaabo عليين
Waa Kitaab Lagu keydiyo Magacyada Ehlu-jannaha Allah nagu daro Aamin.
Lkn Marka Qofka dhimanaya yahay Ruux Kaafir ah Ama Munaafaq ah Waxaa Uu allah Leeyahay:
قال تعالي: " { و لو ترى إذ الظالمون في غمرات الموت و الملائكة باسطوا أيديهم أخرجوا أنفسكم اليوم تُجزون عذاب الهون بما كنتم تقولون على الله غير الحق و كنتم عن آياته تستكبرون}:
Dadka Wanaagsan ayagane Waxaa Uu allah Lee yahay :
" الذين تتوفاهم الملائكة طيبين يقولون سلام عليكم ادخلوا الجنة بما كنتم تعملون"
Labadaa jid Ayaa qof Walba Sugeeyso Jidka Dadka Wanaagsan allah Ku mariyo Wll Kheyrka ayaa Mudan in La faafiyo ilaa 3group Ku faafi.
Allah Khaatumo Wanaagsan Nagu Arzaaqo
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة : " ءامين : dheh:
Ustaad saciid.
Aza.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...