Daawo Wasiirka Amniga Soomaaliya & Uk oo ka wada hadlay Amniga doorashada

0
Wednesday March 31, 2021 - 11:30:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wasiirka Amniga Soomaaliya & Uk oo ka wada hadlay Amniga doorashada

    Daawo Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey ayaa uga mahad celiyau dowladda Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey ayaa uga mahad celiyau dowladda Ingiriiska



Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.

 

Kulanka oo saacado kooban qaatay ayaa labada dhimac waxaa ay kaga wada hadleen xaalada Amniga doorashooyinka iyo arrimaha kale ee muhiimka ah ee Amniga Dalka iyo iskaashiga labada dal.



HALKAAN GUJJI OO DAAWO


Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey ayaa uga mahad celiyau dowladda Ingiriiska taageerada dhinaca Amniga oo ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, waxaana uu ugu baaqay inay kordhiyaan.


 

Safiirka Uk ee Soomaaliya ayaa dhankeeda sheegtay in ay joogteyn doonaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka taageeri doonaan dhinacyo badan.

Loading...
Loading...