Taliyaha Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dhaqan Xumada Ciidanka Booliska

0
Wednesday March 31, 2021 - 08:23:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dhaqan Xumada Ciidanka Booliska

    "Waxaa la doonaya inaynu badalnò akhlaaqda booliska ee soo taag taagan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa la doonaya inaynu badalnò akhlaaqda booliska ee soo taag taagan"

Hargeysa (HWN) Taliyaha ciidanka booliska Somaliland, Jeneral Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa sheegay in la badalayo hab dhaqanka ciidamada ee bulshada.

 

Sidoo kale waxaa uu balan qaaday in qofka  danbiile ah loola dhaqmo si fiican,   oo cadaaladdii ku dheehan tahay.

 

Jeneral Dabagale isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi.”Waxaa la doonaya inaynu badalnò akhlaaqda booliska ee soo taag taagan, ee aad moodo in kalsooni daro ka muuqato , ee hadaynu nahay ciidamada nabadgelyada waddooyinka  gaadhiga kawarka ka garaacayno ee aynu dilayno , hadaynu saldhig joognana qofka indhaha ka galayno, boolisku waa adeege shacab.

 

Dambiilahana waxaynu ku adkeynaynaa sharciga ee waa inaynu inta hore si akhlaaq leh ula dhaqano oo cadaalad u sameyno”.


Loading...
Loading...