Somaliland:-Dugsiyada Waxbarashada Oo Fasax La Galiyey Iyo Mudada Ay Xidhnaanayaan

0
Tuesday March 30, 2021 - 17:20:34 in News by
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland:-Dugsiyada Waxbarashada Oo Fasax La Galiyey Iyo Mudada Ay Xidhnaanayaan

    Somaliland:-Dugsiyada Waxbarashada Oo Fasax La Galiyey Iyo Mudada Ay Xidhnaanayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland:-Dugsiyada Waxbarashada Oo Fasax La Galiyey Iyo Mudada Ay Xidhnaanayaan


Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xidhayo dugsiyada waxbarashada xilli uu dalka si ba’an ugu faafayo xanuunka Covid-19.

Kiisaska cudurkaas ee laga diiwaangeliyo Somaliland ayaa hadda ka badan kuwii bilihii la soo dhaafay.

Wasiir Axmed Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Ka Tirsan Wasaaradiisa Iyo Sababta Keentay


Wasiirka waxbarashada wuxuu sheegay in laga bilaabo 13-ka bisha April la fasaxi doono dhammaan dugsiyada ku yaalla Somaliland.


Tallaabadan ayaa imaneysa xilli Somaliland uu fara ba’an ku haya cudurka Covid-19 iyo abaaro baahsan oo saameeyay howlaha waxbarashada.


Loading...
Loading...