Shirweynihii 3aad Ee Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Furmay Iyo Afhayeenka Kulmiye Oo Wajigabax Kala Kulmay

0
Tuesday March 30, 2021 - 13:09:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynihii 3aad Ee Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Furmay Iyo Afhayeenka Kulmiye Oo Wajigabax Kala Kulmay

    "Shirwaynaha Waddani ee Maanta Furmay Ayaa Dhaliilo Looga Jeediyay Xukuumada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shirwaynaha Waddani ee Maanta Furmay Ayaa Dhaliilo Looga Jeediyay Xukuumada"

Hargaysa (HWN) Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ka habsaamay ka qaybgalka shirweynaha 3-aad ee Xisbiga Waddani oo saaka ka furmay magalada Hargeysa,masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa ku martiqaadey shirweynahani madaxda Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid




Xoghayaha Xisbiga Ucid oo munaasibada ka hadlay ayaa sheegay inaan xisbiga kulmiye kasoo qaybgalin shirweynaha waddani balse afhayeenka kulmiye Cabdinaasir Buuni oo udiyaarsanaa ka qaybgalka shirweynaha ayaa goordanbe soogalay hoolka shirku kasocday islmarkana kasoo-qaybgalkiisu beeneyey hadalka xoghayaha Ucid uu kajeediyey shirweynaha.


walow aanu waxhadal ah ka jeedinin munaasibadaasi Mr Buuni hadana wuxuu ahaa mid goordanbe soogalay hoolka hadana sidegdeg ah uga baxay isagoona wax hadal ah laga siinin shirweynaha.


waxaana xusid mudan in shirweynahaasi waddani ee maanta furmay aymadax-sar sare oo ka tirsan waddani qaarkood dhaliilo xoogan ujeediyeeen xisbiga kulmiye iyo xuluumadiisa hada talada dalka haysa bulshaduna ay filaysey in afhayeen buuni uu dhaliilahaasi kajawaabo maadaama uuyahay afhayeenkii xisbil xaakimka kulmiye balse nasiib darro hadalka ayaanban lagusoo darin(ignore)



Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...