Magacaygu Waa Nimco Maxamuud Ducaale

0
Monday March 29, 2021 - 16:21:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacaygu Waa Nimco Maxamuud Ducaale

    Waxan ahay hooyo haysata 3 caruur ah oo ku nool magaalada hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan ahay hooyo haysata 3 caruur ah oo ku nool magaalada hargaysa

Waxan raadinayay mudo laba sano ah shaqo si aan ubadkayga ugu korsado oo aanu kala tagnay Abahood Labadaa sano ee aan shaqada raadinayay ma helin wax shaqo ah oo waxaan tagay wasaarada dalka waana ka wayay shaqo ama layma sii daayaba

 

Wasaarad kasta waan tagaa oo askarta ayaa ii diida in aan wasiirada la kulmo si aad shaqo uu waydiisto.

 

Waxaan go.aansaday in aan raadsado shaqo sida supermarket iibiyo oo kale taana waxay noqotay in waji laysku geeyo gabi ahaanba waan wayay sidan shaqo uga raadinayay caasimada hargaysa aniga oo ah hooyo haysata 3 caruur ah

 

Fadlan hadaad ii helayso meel aan ka shaqeeyo igala soo xidhiidh Number kayga 0634763457.

 

 Fadlan share dheh oo sii faafi fariinta hooyadan shaqo raadiska ah.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...