"Fardo Leysu ,Hayo Maxaa Leysugu Faani ?

0
Sunday March 28, 2021 - 10:58:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Fardo Leysu ,Hayo Maxaa Leysugu Faani ?

    Abokor Mohamud : Waxan ahay , Qoraa Arimaha Bushada iyo falan-qeeye siyaasada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abokor Mohamud : Waxan ahay , Qoraa Arimaha Bushada iyo falan-qeeye siyaasada

In kasto uu jiro Covid-19 iyo fididsu iyo waxyeeladiisu dhawac iyo dhimashad lihi ,haddan waa muhiim Doodah iyo arrahdoodu in la wadaago , si kasto lagu wadaagi karra la yeelo . Raggu siyaasad Mucaaradka yo Muxaafidku ha is arko meelaha xafladaha uun ayey hadalka iskagga tuuran,e. 

.

Waxan ku talin lahaa ragga ha loo goleeyo oo gole-joog ha loo noqdo. Sidda oo kale ha loo dooro labba wariye-yaal ah oo hadal wadaajinta iyo su,aalo curinta yaqaan aadna ugu hodan ah oo doodaa xidhiidhiye ka noqda.

 

Da,yarta, dhalinyarada iyo ummaddunna ay ka qayb-gasho si ay uga qayb gashoba , isunna dhegaysato ragga isu muuq muuqda ,Doodah iyo aragtiyaha wax ku oolka ay soo bandhigaan taas oo ay bud-dhigeedu yahay sidda wax looga qabtay ama ay aheyd in wax loo qabto xaladaha gaarka ah ee hadda dalkeenna iyo ummadeenuba ku jira sidii looga sama-tobixin laha. Doodan iyo wadaageedu waa karitaanka iyo kobcinta dawladnimadda iyo garaadka , Waayo-aragnimadeed Ummaddaha guud ahaaneed.

.

Waa kuwo loo bahan yahay mar walb in la helo Gole-soo joogsiga iyo ka tiraabida caqabada waaqiciga ee jira ee dhaqaale siyaaseed caafimaad ,waxbarsho iyo xal u helida caqabada fara bada ee nolasheen dul hoganaaya iyo korinta bulsheedba garaadkeeda. Aad iyo aad ayaan u dhiiri-gelinayaa Doodaha foolka foolka ah iyo wadaagooda wax ku oolka ah oo dhex mara Haldoorka Hogaanka Xisbiyadda iyo kuw madax banaan ba .

.

Abokor Mohamud : Waxan ahay , Qoraa Arimaha Bushada iyo falan-qeeye siyaasada  Geeska afrika iyo Adduunka ba waxanad igal soo xidhiidh karta emailkeyga oo ah ([email protected]) .   

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...