Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Tacsi U Diraya Ehelada Marxuumad Xaliimo Haybe Oo Turkiga Ku Geeriyootay

0
Thursday March 25, 2021 - 11:35:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Tacsi U Diraya Ehelada Marxuumad Xaliimo Haybe Oo Turkiga Ku Geeriyootay

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Axmednnasir Jibriil Faarax iyo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Khaalid Cabdiraxmaan Muxumed oo Hooyadii Marxuumad Xaliimo Haybe Cabdi ku geeriyootay dalka Turkiga.




Dhamaana waxay Mulkiilaha iyo shaqaaluhuba ilaahay uga baryayaan in uu marxuumada Jannadii Fardawsa Geeyo, dambigeedana dhaafo, qabrigana u waasiciyo, ehelkii iyo asxaatii ay ka baxday oo uu ugu horeeyo Khaalid Cabdiraxmaan-na uu samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.


Aamiim Aamiin


Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...