Mudaharaad Ka Istaadhmay Magaalada Berbera Iyo Cabasho Laga Qabo Shirkada DP World

0
Wednesday March 24, 2021 - 12:15:05 in News by
  • Visits: 2201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaad Ka Istaadhmay Magaalada Berbera Iyo Cabasho Laga Qabo Shirkada DP World

    Mudaharaad Ka Istaadhmay Magaalada Berbera Iyo Cabasho Laga Qabo Shirkada DP World

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaharaad Ka Istaadhmay Magaalada Berbera Iyo Cabasho Laga Qabo Shirkada DP World

Hargeysa(HWN):-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxa ka bilaabmay mudaharaad ka dhan ah shirkada DP World oo ay dhigayaan shaqaalaha muruq maalka ah ee dekeda Berbera.
May be an image of one or more people, people standing and outdoors



mudaharaadkan oo ah mid salmi ah ayaa laga filan karaa inuu ku fido dhamaan deegaanada kale ee gobolka Saaxil, waxaana lagaga soo horjeedaa dulmi badan oo laga tirsanayo shirkada DP World.


Taas shacabka berbera waxa u sii dheer oo mudaharaadkani salka ku hayaa wax qabad la'aanta laamaha dawlada, wasaarada diinta iyo awqaafta. ayaa ugu liidata oo waxa la soo qabtay oo shacabku iska soo qabteen nin qaybinaaya kitaabka kiristanka oo afsomali ku qoran oo waliba faafinaaya diintaas shirkiga ah se sannad ka hor baa shacabku iska qabteen.

Hadaba sidii xukuumadan uu gadhwadeenka ka yahay mudane biixi ay dalka u qabsatay deegaanka iyo gobolka saaxil wax dhaca mooye waxba uma kordhin.


Loading...
Loading...