Wasiirka Amniga Jubaland Oo La Heshiiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey

0
Wednesday March 24, 2021 - 12:08:13 in News by
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga Jubaland Oo La Heshiiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey

    Wasiirka Amniga Jubaland Oo La Heshiiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Jubaland Oo La Heshiiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey
Madaxweynaha Dawlad gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan oo saacado ka dib, la kulmi doona madax sare oo katirsan dawladda Faderaalka Soomaaliya.



Warqadda xil ka qaadista ayaa lagu taariikheeyey 4 maalmood ka hor, waxaana Ilo xogogaal ah ay sheegeen in xalay la qoray, ka dib markii ciidan hubeysan oo katirsan Jubbaland ay xalay galeen gurigii Janan ee magaalada Kismaayo, kana qaateen wax kasta oo yaalay.

Cabdirashiid Janan, wuxuu horey u ahaa Kusimaha wasiirka Amniga Jubbaland, maadaama ilaa hadda Axmed Madoobe uusan dhisin golihiisa wasiiraddiisa ilaa dib loo doortay 22 August 2019-kii.
No photo description available.

Loading...
Loading...