Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Iyo Masuuliyiin Kale Oo Qaatay Talaalka Xanuunka Covid-19

0
Tuesday March 23, 2021 - 15:23:28 in News by
  • Visits: 1047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Iyo Masuuliyiin Kale Oo Qaatay Talaalka Xanuunka Covid-19

    Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Iyo Masuuliyiin Kale Oo Qaatay Talaalka Xanuunka Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Iyo Masuuliyiin Kale Oo Qaatay Talaalka Xanuunka Covid-19

Hargeysa(HWN):-hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah iyo masuuliyiin kale ayaa qaatay talaalka xanuunka covid-19.

Guddoomiyaha golaha wakiillada, Mudane Baashe Maxamed Faarax, wasiirka horumarinta caafimaadka, Mudane Cumar Cali Cabdilaahi, guddoomiyaha xisbiga UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe), guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kaddib markii ay dhibacaha tallaalka qaateen halkaas ka hadlay, ayaa bulshada kalsooni ku siiyey inay qaataan tallaalka, si ay uga badbaadaan Aafada xanuunkani leeyahay iyo halista uu noloshooda u leeyahayba, iyagoo sidoo kalena shacabka ugu baaqay inay u hoggaansamaan tallaabooyinka lagaga hortegayo xanuunkan.


 
Xubnaha Komishanka qaranka, Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), wasiirrada wasaaradaha horumarinta caafimaadka, Mudane Cumar Cali Cabdilaahi (Bede), Qorshaynta qaranka iyo horumarinta, Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gafaadhi), Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga, Mudane Siciid Sulub Maxamed, agaasimaha guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile, iyo agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta Caafimaadka, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa iyaguna dhammaantood qaatay dhibaca tallaalka xanuunka COVID-19.

 
May be an image of one or more people, people standing and outdoors
May be an image of one or more people, people standing and outdoors
May be an image of one or more people and people standing
May be an image of 1 person, standing and outdoors
May be an image of one or more people, outdoors and text that says '3/3/20 Gook'
May be an image of one or more people and people standing
May be an image of text that says 'Republic Of Somaliland Jamhuuriyadda Somaliland 向 Mnistry Of Health Development Wasaradda Horumarinta Caafimaadka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Xafladda Daahfurka Ololaha Qaran ee Tallaalka

Loading...
Loading...