Safaarada Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Amar Culus Duldhigtay Madaxda Maamulada Ee Muqdisho Ku Sugan

0
Monday March 22, 2021 - 11:48:28 in News by
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaarada Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Amar Culus Duldhigtay Madaxda Maamulada Ee Muqdisho Ku Sugan

    Safaarada Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Amar Culus Duldhigtay Madaxda Maamulada Ee Muqdisho Ku Sugan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaarada Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Amar Culus Duldhigtay Madaxda Maamulada Ee Muqdisho Ku Sugan


Muqdisho(HWN):-safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa amar culus ku soo rogtay madaxda maamul goboleedyada ee Muqdisho ku sugan.




War lagu baahiyey bogaga safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa loogu sheegay madaxda dawlad goboleedyada inaanay ka bixi Karin magaalada Muqdisho oo ay hada ku sugan yihiin ilaa inta heshiis rasmi ah laga gaadhayo khilaafka ka taagan doorashooyinka.


Warka ka soo baxay safaarada Maraykanka oo u muuqda amar la faray madaxda maamul goboleedyada ayaa lagu yidhi " Dadka Soomaaliya hada waxay doonayaan doorasho, madaxweyne Siciid Deni, madaxweyne Axmed Madoobe, madaxweyne Qoorqoor, madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo madaxweyne Cali Guudlaawe waa inay joogaan Muqdisho ilaa inta heshiis laga gaadhayo doorashooyinka.”


Warka safaarada ayaa intaas sii raaciyey " guuldaradu maaha ikhtiyaar.”


Loading...
Loading...