Ergeyga QM Soomaliya Oo Kulamo Kala Duwan Laqaatay Madaxda Soomaaliya{Sawiro}

0
Monday March 22, 2021 - 09:49:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergeyga QM Soomaliya Oo Kulamo Kala Duwan Laqaatay Madaxda Soomaaliya{Sawiro}

    Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan wuxuu sii waday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan wuxuu sii waday




Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa xalay kulamo la qaatay madaxda maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho.

 

Sidoo kale wakiilka ayaa waxaa uu kulamo kale uu la yeeshay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

 

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay shirka maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho.

 

Qoraalka wakiilka ayaa u qornaa sidan:-

 

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan wuxuu sii waday toddobaadkii la soo dhaafay kulamada uu la yeelanayo hoggaamiyeyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ee Galmudug, Jubaland, Hirshabeelle, iyo Puntland, isagoo la hadlay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo wakiillada mucaaradka, taas oo qayb ka ah wadatasho ballaaran oo lagu boorrinayo heshiis laga gaaro hirgelinta hannaanka doorashada.







Loading...
Loading...