Toogasho Dhimasho Sababtay Oo Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo

0
Monday March 22, 2021 - 09:11:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho Dhimasho Sababtay Oo Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo

    "Ciidamada Ammaanka Oo soo Gaadhay goobta ayaa dhawr qof Qabtay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidamada Ammaanka Oo soo Gaadhay goobta ayaa dhawr qof Qabtay"

Ceerigaabo (HWN) ALLE Haw Naxariistee Nin ayaa habeenkii xalay lagu dilay, xaafada Inji ee gudaha Magaaladda Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag.


Waxaa kale oo wararka aanu helayna ay intaas ku darayaan in in Maydka Marxuumka la geeyay cusbitaalka guud ee Magaaladdaasi.




Ciidamada Ammaanka Oo soo Gaadhay goobta ayaa dhawr qof oo looga shakisan yahay in ay dilkaas ka dambeeyeen u qabqabtay, illaa haddana ma jirto cid ka hadashay.

Loading...
Loading...