Ganaaxyadii La Saaray Xulalka Hawd Iyo Togdheer Oo Go'aan Cusub Laga Soo Saaray

0
Sunday March 21, 2021 - 12:44:17 in News by
  • Visits: 1546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganaaxyadii La Saaray Xulalka Hawd Iyo Togdheer Oo Go'aan Cusub Laga Soo Saaray

    Ganaaxyadii La Saaray Xulalka Hawd Iyo Togdheer Oo Go'aan Cusub Laga Soo Saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganaaxyadii La Saaray Xulalka Hawd Iyo Togdheer Oo Go'aan Cusub Laga Soo Saaray

Guddida Dacwadaha & Anshaxa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Sl Ayaa kudhawaaqay in Ganaaxii laga Qaaday Xulalka Gobolada Hawd & Togdheer . Sidoo kale waxa Ganaaxii laga Qaaday Ciyaartoydii kasoo Ciyaaray tartankii Maamul Goboleedyada Somalia.


Kulankani lagu Shaacinayay waxa Goob joog ka ahaa Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Boos Mire maxamed , Dr Adna Aadan ,Jaamac karaaciin ,Gudoomiya XKCSL & Ciyaartoydii Ganaaxu kudhacay .

May be an image of one or more people, people standing, stadium and outdoors

Loading...
Loading...