Nuux Taani Halaga Qabto Ciidanka

0
Saturday March 20, 2021 - 09:41:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Nuux Taani Halaga Qabto Ciidanka

    Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland

Intaa kadib.

Nuux taani ninka layidhaahdo waxa muuqata in uu ku fashilmay hogaaminta ciidanka yada oo ay soo food saartay ciidankii ay somaliland ku faani jirtay kala shaki iyo qabyaalad taas oo aanu ciidanku kala aamin baxay



Isaga oo awoodii xilkiisa si foolxun u isticmaalaya isla markaana kalsooni ka haysta m/waynaha

Wax yaabaha taariikhda ugelaya muuse biixi waxa kow ka ah in uu noqday kii ugu horeeyay ee ay taliyaha ciidnaka iyo xilal badan oo jifadiisu haysay markii uu yimi aan taaban isaga oo udanaynaya beeshiisa.


Hada waxa ay maraysaa halkii ugu xumayd mar hadii uu ciidankii khilaafkii iyo musuqmaasuqii gaadhay


waxa ugu wayn ay ciidanku ka cabanayaan ka kow ah cadaalad darro baahsan kala eex iyo musuqmaasuq baahsan oo ka jira ciidanka qaranka.


muuse biixina uma muuqato in uu wax ka qaban doono arinkaa .


Hadaba waxa la eegaaba waa burburka ciidankaa hadii wax laga qaban waayo


Ahmed jaama

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...