Dawlada Kenya Oo War Ka Soo Saartay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

0
Friday March 19, 2021 - 13:44:59 in News by
  • Visits: 1833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Kenya Oo War Ka Soo Saartay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

    Dawlada Kenya Oo War Ka Soo Saartay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Kenya Oo War Ka Soo Saartay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

Dawladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartey waxay ku sheegtay in sababta ay dacwadda badda uga qaybgali weyday ay tahay; Cadaalad darrada maxkamadda ICJ, xanuunka Covid19 oo hoos u dhigey diyaargarowgii Kenya, iyo Garsoore Abdulqawi Yusuf oo ah garsoore Soomaali ah.


Sidoo kale, Kenya waxay ku muusanowday in Soomaaliya ay kaga dhinteen ciidan badan, kuwaasi oo Soomaaliya ka difaacayay waxaa ay ku tilmaantay 'Argagixisada iyo Budhcad baddeeda'.

Kenya waxaa kale oo ay u sheegtay maxkamadda cadaaladda adduunka in arrinta muranka Badda ay gacan saddexaad oo dano ganacsi leh ay ku jirto, kuwaasi oo dab kusii shidaya kiiska, sida ay ku tidhi qoraalkeeda.
No photo description available.
May be an image of text

Loading...
Loading...