Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Hoggaamiye Ruuxiya Oo Alla Usoo Diraysomaliland.
Maxamed xaaji ibraahim cigaal hoggaamiye uu alla usoo diray jamhuuriyadda curdinka ah ee somaliland',
kaasi oo ummadii u sameeyey
nidaam iyo system ay u aayeen jiilalka wakhtigan jiray iyo kuwii
wakhtigaa la noolaa.
Cigaal oo ahaa ruug caddaa waxa uu ka fikirayay aragti dheer oo xikmad iyo wanaag ku dheehnaa,kaas oo jeclaan jiray isku dhawaanshaha iyo wada noolaanshaha ummadaha.
Mar walba waxa uu ahaa nin jecel in lagu tartamo wanaag iyo kheyr isagoo kusoo dabaalay xasiloonada iyo waxa aanu maanta wax ku nahay.
Isbadalada aduunyada waxa keena hal qofuun,bal ka fikira mahatirkii malaysia ama Nelson mandelihii south afrika',ama ninka ruwanda haysta hadda dhamaantood waxay u kaceen dadkooda iyo waddamadooda.
Hal hoggaamiyoo wanaagsan ayaa baddali kara ummad dhan',taariikhdana hadda fiiiriso dadku isma baddalaan lakiinse waxa badala hal nin oo waddo saxa ku hoggaamiya shacabkiisa.
Alla ha u naxariisto cigaal oo maalintuu geeriyooday ku beegnayd shalay
Hamse riiraash

AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...