Madasha Badbaado Qaran Oo Muqdisho Lagu Aasaasay Iyo Cidda Isku Bahaysatay

0
Thursday March 18, 2021 - 19:18:31 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Badbaado Qaran Oo Muqdisho Lagu Aasaasay Iyo Cidda Isku Bahaysatay

    Madasha Badbaado Qaran Oo Muqdisho Lagu Aasaasay Iyo Cidda Isku Bahaysatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madasha Badbaado Qaran Oo Muqdisho Lagu Aasaasay Iyo Cidda Isku Bahaysatay

Muqdisho(HWN):-Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbland, golaha siyaasiyiinta Somaliland iyo midowga musharrixiinta ayaa ku dhawaaqay madal ay ku midaysan yihiin oo lagu magacaabo madasha badbaado qaran.



Madashan oo guddoomiye looga dhigay guddoomiyaha aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa war-murtiyeed ay soo saareen waxay sheegeen in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii dhakhso loogu qaban lahaa doorasho lagu wada qanacsanyahay.

Madashu waxay sheegtay in ay ka shaqeynayso qabsoomida doorasho wada oggol ah oo si nabad ah ku dhacda iyo ka hortagga dalku inuu galo fashil siyaasadeed oo horseedi kara dib u dhaca geeddi socodka dowladnimada Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhri War-murtiyeedka ka soo baxay madashaas...



Loading...
Loading...