Taariikhda Somaliland Qaybtii 3aad Qore Mukhtar Cilmi

0
Thursday March 18, 2021 - 08:19:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Taariikhda Somaliland Qaybtii 3aad Qore Mukhtar Cilmi

    Bismilaahi alraxmaan alraxiim.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi alraxmaan alraxiim.


Maalintaa 4/1/1994 magaalada ceerigaabo waxa ka bilaabmay dagaal u dhaxeya beelaha habarjeclo iyo habaryoonis , waxaana beesha muuse ismaaciil HY ku gaadhay in ay HJ ka saarto magaalada maadaama u dalku galay marlaxad dagaal sokeeye, dagaalka waxa loo bixiyey bardaha , waxaana magaalada laga saaray hj inta ka degan ceerigaabo , wuxuuna socday laba maalmood waxaana ay u qaxeyn magaalada xiis ee xeebta. Khasaarooyinka kasoo gaadhay:




Habar jeclo 33 dhimasho 79 dhaawac iyo hantidoodina lala wareegay

Habaryoonis 5 dhimasho 22 dhaawac



Iyadoo halkaas marayso, aya bilaabmay dagaalkii hargeysa 29/1/1994, wuxuuna madaxweyne cigaal rabay in u madaarka hargeysa qabsado isago cidamadiisu ahaayen habar awal iyo ciidamo awdal ka yomi u watay Riyaale iyo kuwa xabashi ah oo lasoo kiraystay.



Waxaana joodhi isla wakhtigaas ciidamo garxajis ciidagale ay fadhiyeen toon.markay maqlayn dhaqaqa cigaal ayuu Gen. Jaamaa maxamed qaalib (jaamac yare) amar bixiyey in cidamadaasu madaarka dhufisyo ka samaystan,isla habeenamadii ayuu bilaabmay dagaalku wuxuna socday 3 maalmood, ciidamo habaryoonis na xaga new hargeysa ila saldhiga dhexe ay ka bilaabmayn dhabar jabinta ciidamada cigaal ku maqan madaarka. Khasaarooyin culus aya gaadhay ciidanka cigaal sida tan :



Habar awal 45 dhimasho iyo 77 dhaawac, samaroon 4 dhimasho 16 dhaawac, 8 xabashi 22 dhaawac.



Garxajis 20 dhimasho 48 dhaawac.



Dagaalkaas kadib waxa madaarka hargeysa la wareegay ciidamada garxajis , waxayna ciidamado garxajis dhufays ka dhigtayn halka maanta loo yaqaano kaaraha ee hargeysa club iyo saldhiga dhexe iyo sheekh madar..waxayna u bixiyeen khadka cagaaran.



Dawaladii cigaal hargeysa badhkayd gacanta kuma hayso cigaal na wuxu fadhiyey istaanka jabuuti ayuu joogay isaga iyo dawladiisuba. waxaana xukumayey hargeysa inta kale jaamac yare .



Iyadoo halkaas marayso ayuu dagaalkii burco istaadhmay 5/2/1994, la soco qaybta 4aad.



Qore Mukhtar Cilmi


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...