Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Shidaal Yaraan Ka Jirta Suuqyada Somaliland Iyo Waxa Sababay

0
Thursday March 18, 2021 - 08:12:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Shidaal Yaraan Ka Jirta Suuqyada Somaliland Iyo Waxa Sababay

    " Waxaa la weeraray ceelashii shidaalka ee Sucuudiga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Waxaa la weeraray ceelashii shidaalka ee Sucuudiga"

Hargeysa-(HWN)-Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kor u kaca ku yimid qiimaha lagu iibiyo shidaalka oo ay bulshadu cabasho xoogaan ka muujisay .


Muuse Biixi ayaa sheegay in qiimaha shidaalku uu kor u kacay suuqyada dunida sababo la xidhiidha weerar lagu qaaday ceelasha shidaalka ee dalka Sucuudiga iyo xanuunka Covid-19 oo dunida kusoo laba kacleeyey "Ilaa shalay waxaynu maqlaynay shidaalkii oo qaali garoobay waa run oo adduunkoo dhan ayuu ka qaali garoobay laba sababood awgood , 1. Waxaa la weeraray ceelashii shidaalka ee Sucuudiga oo Xuutiyiintu weerareen 2 , waxaa soo laba kacleeyay xanuunka COVID-19” ayuu yidhi




Muuse ayaa sheegay iyada oo ay taasi jirto in haddan ay Xukuumadda iyo shirkaddaha shidaalku ay dib u eegi doonan qiimaha shidaalka madaama lagu jiro xilli adag oo uu xanuunka Covid-19 fara ba’an ku hayo bulshada taasi oo ay u dheertahay biyo yaraan ka jirta qaybo dalka ka mid ah Dalka.

Loading...
Loading...