Tirada Dadka Ugu Geeriyoonaya Covid-19 Somaliya Oo Korodhay

0
Thursday March 18, 2021 - 07:52:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Dadka Ugu Geeriyoonaya Covid-19 Somaliya Oo Korodhay

    "Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294"

Muqdisho (HWN) Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

 

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294

 

o Laga Helay: 163

o Somaliland: 66

o Banadir: 53

o Puntland: 15

o Jubaland: 13

o Hirshabelle: 9

o Galmudug: 7

 

o Lab: 96

o Dhedig: 67

 

o Dhimasho:7 (Banadir:2 , Somaliland:3,Hirshabelle:1,Puntland:1)

o Bogsashada: 23

 

Tirada Guud ee Laga Helay: 9,600

Bogsashada Guud: 4,329

Dhimashada Guud: 392


Loading...
Loading...