Guddida Doorashooyinka Oo Wax Ka Bedal Ku Sameeyey Wakhtiga Iyo Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Sanaag, Saaxil Iyo Sool

0
Wednesday March 17, 2021 - 10:17:44 in News by
  • Visits: 1098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashooyinka Oo Wax Ka Bedal Ku Sameeyey Wakhtiga Iyo Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Sanaag, Saaxil Iyo Sool

    Guddida Doorashooyinka Oo Wax Ka Bedal Ku Sameeyey Wakhtiga Iyo Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Sanaag, Saaxil Iyo Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Doorashooyinka Oo Wax Ka Bedal Ku Sameeyey Wakhtiga Iyo Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Sanaag, Saaxil Iyo Sool
Komishanka doorashooyinka, ayaa ku dhawaaqay Muddada & Goobaha Kordhinta Kaadh-qaadashada Gobolada Saxil, Sool & Sanaag. Muddadii 3da Cisho ahayd ee hore loogu asteeyey goboladan ayaa ku eekayd 13kii March 2021.


Codbixiyayaasha Is-diiwaangeliyey Diiwaangelintii 2020/2021 ama kuwii Isdiiwaangeliyey 2016 hase ahaatee aan wali qaadan Kaadhadhkoodii ayaa haysta fursad dahabiya oo ay ku doontaan Kaadhadhkoodii muddada lagu gudojiro Ayaamaha Dheeraadka ah ee la Kordhiyey, iyagoo tagaya Degmadii ay iska Diiwaangeliyeen gaar ahaana Goobta Kordhinta ee ku cayiman.

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.


Loading...
Loading...