Gudoomiyeyaashii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Mid Noqday Xisbiga Kulmiye

0
Wednesday March 17, 2021 - 10:01:32 in News by
  • Visits: 2349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyeyaashii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Mid Noqday Xisbiga Kulmiye

    Gudoomiyeyaashii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Mid Noqday Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyeyaashii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Mid Noqday Xisbiga Kulmiye

Gudoomiyeyaashii hore ee guddida doorashooyinka somaliland Ciise Yuusuf Xamari iyo Cabdiqaadir Iimaan ayaa si rasmiya uga mid noqday xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.


No description available.


Muuse Biixi ayaa gudoomiyaha guddida mashruuca Berbera Corridor u magacaabay Ciise Yuusuf Xamari halka uu Cabdiqaadir Iimaana uu ku daray musharixiinta xisbiga Kulmiye uga tartamaya golaha deegaanka Hargeysa.

Labadan xubnood ee iskaga danbeeyey xilka muhiimka ah ee gudoomiyaha komishanka doorashooyinka ayaan marna laga filayn inay ku dhaqaaqaan ka mid noqoshada xisbiyada siyaasada.

Loading...
Loading...