"Maanta Somaliland Waxa Laangaab Ah Qabiilka Laga Waayo Golaha Wakiilada"...Hogaamiye Xirsi

0
Wednesday March 17, 2021 - 09:44:49 in News by
  • Visits: 1785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Maanta Somaliland Waxa Laangaab Ah Qabiilka Laga Waayo Golaha Wakiilada"...Hogaamiye Xirsi

    "Maanta Somaliland Waxa Laangaab Ah Qabiilka Laga Waayo Golaha Wakiilada"...Hogaamiye Xirsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maanta Somaliland Waxa Laangaab Ah Qabiilka Laga Waayo Golaha Wakiilada"...Hogaamiye Xirsi

Hargeysa(HWN):-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa dardaaran culus u jeediyey beesha degmada Dacarta oo musharaxoodii uu Muuse Biixdi ka soo eryey xisbiga Kulmiye.

Hogaamiye Xirsi ayaa beeshan u soo jeediyey inay dedaal iskugu geeyaan sidii ay ula soo bixi lahaayeen xildhibaankooda golaha wakiilad waxaanu yidhi:-


" Maanta Somaliland waxaa laangaab ah ninkii (qabiilkii) golaha laga waayo , ee golaha yaan laydinka waayin (Tol-jeclo) , waxaan rajeynayaa in Muuse laga waayi doono oo idinkuna aad soo bixi doontaan , soo Muuse muu odhan laydin heli maayo , weligeedbay leedahay ninka is mahadiya iyo ninka la arki waayo , taariikhdu yada is-dabamarisa , xaga samaday ka socota oo isbadalku ka dhacaa , dadaal ayaa laydinak baahan yahay idinkana ".

 
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...