Guddida Doorashooyinka Oo Xisbiyada U Qabtay Wakhti Kama Dambays Ah Oo Ay Musharixiinta Ku Soo Gudbiyaan

0
Saturday March 13, 2021 - 17:26:48 in News by
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashooyinka Oo Xisbiyada U Qabtay Wakhti Kama Dambays Ah Oo Ay Musharixiinta Ku Soo Gudbiyaan

    Guddida Doorashooyinka Oo Xisbiyada U Qabtay Wakhti Kama Dambays Ah Oo Ay Musharixiinta Ku Soo Gudbiyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Doorashooyinka Oo Xisbiyada U Qabtay Wakhti Kama Dambays Ah Oo Ay Musharixiinta Ku Soo Gudbiyaan

Komishanka doorashooyinka ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay u gudbiyaan Liisaska Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka.


War gelin qoraal ah oo lagu socodsiiyey saddexda Xisbi Qaran, ayaa loogu sheegay in ay maalinta arbacadda ah ee 17 bishan ay gudbiyaan liisaska murrashaxiintooda goleyaasha Deegaanka.

Xeerka doorashooyinka, ayaa tilmaamaya in Xisbiyadu 75 maalmood ka hor doorashada in ay Komishanka u gudbiyaan Liisaska murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka, si ay hubin shuruudaha xeerka buuxiyeen.


Loading...
Loading...