Adrdayda Dugsiyadu Waa Ciidan Quwad Ah Oo Berri Ka Maalin Aywaajahayaan Ciidamada Somaliland.

0
Saturday March 13, 2021 - 14:49:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adrdayda Dugsiyadu Waa Ciidan Quwad Ah Oo Berri Ka Maalin Aywaajahayaan Ciidamada Somaliland.

    "Ciidanka dhabta ah EE soo sodaa waa ardayda dugsiyada sare iyo wixii ka hooseeya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanka dhabta ah EE soo sodaa waa ardayda dugsiyada sare iyo wixii ka hooseeya"

UGU horayn marka runta laga hadlo ma haysano Xukuumaddii ku fooganayd waxa wadankan SOMALILAND kusoo foolle, hadday debedda tay iyo hadday GUDAHA tayba waxay ku fooggantay Distoor jebin iyo maalin ku daajir.



CIIDANKA SOMALILAND QOF aan xaalkooda hoos ula soconini ma jiro dhowaanna haddaan (REFORM) lagu samayn wuu burburayaa. Ciidanka dhabta ah EE soo sodaa waa ardayda dugsiyada sare iyo wixii ka hooseeya hadday dawladdu wax garanayso kuwaasaay daryeeli lahay oo maskaxdooda soo socota si wacan u Johann lahayd oo wadankan UGU tiro badan cid is hortaagi kartaa ma jiridoonto haddaanay maanta DUGSIYADA dawladda iyo kuwa khaaska loo leeyahay xaaladdoodda wax ka bedel ku samayn oo aan la tayayn kuwa dawladda kuwa khaaska ah,  qawlaysada mulkiilayaasha soo saaray buuggiiba shan jeer IGA iibso dugsiyaddii la dhigay Jeelal gudahooda dukaano qasab  ku iibso ka jirtay. Waana caruurtii oo KACDOONKA LA BARAYO.

 

MAANTA SOMALILAND BULSHADEEDU WAXAY KA DHIGANTAY INYAR OO HOOS FADHIDA LABA AQAL OO MIN LABAATAN DABAQA OO (ANY MINUTE) soo dumaya WAA ETHIOPIA IYO SOMALIA (ONE MILLION BRICK FALLING ON YOU IN ANY MINUTE) xukuumad u jeedda waxaasi majority. ETHIOPIA waa dawladda kumaankun sano jirtay waa HUBAAL inay mar dumayso oo adduunka laga waayayo- afar jeeroo horay dumi gaadhay taariikhda MARKA LA DABA-GURO. BURTIQIIS BAA BADBAADIYEY MAR, MARNA IGRIIS IYO TALYAANI IYO FARANSIIS BAA BADBAADIYEY,  MARNA RUUSHBAA SOMALI KA BADBAADIYEY ,MARKALE MARAYKAN BAA BADBAADIYEY .MAANTA WAAD ARKAYSAAN WEY BURBURAYSAA ETHIOPIA OO 110 MILLION AHI ILLAA MAANTA CID USOO BAXDAY MA JIRTO BASBAADADA ETHIOPIA.

 

SOMALIDA AFARTA ASKARI EE $70 QAATAA MAAHA KUWO ETHIOPIA YAACAYSA IS HORTAAGI KARA KUWA QUDHA EE CIIDANKA QUWADDA LEH EE SOMALILAND U JOOGAA WAA ARDAYDA DUGSIYADA DHIGATA EE HORTIINA KU SILCINAYSAAN MAANTA U HIILIYA OO DHISA REERKAY DOONAAN HA SOO JEEDAAN EE MAANTA XUKUUMADAA SOMALILAND KUWAA HA KU TABCAAN INTAA MAANGAABNIMADA IYO REER HEBEL ISKU MASHQUULINAYSAA, WAXBAA INAGU SOO SOCDA.

 

ICLAAMKA MAANTA EE SOMALILAND.

 

WARBAAHINTA SOMALILAND WAXAY AHAYD SEDDEX ARIMOOD INAY KU SHAQAYSO:

 

1- XAQIIQO RAADIS AAN DHACDOOYINKAN MIDNA DHINAC SAARIN EE BAADHITAAN AQOONAYSAN KU SHAQEEYA OO WAXA JIRA DEBEDDA BULSHADA I SOO DHIGA LAAKIIN SIDAN AY MAANTA U SHAQEEYAAN INAMA ANFACAYSO. CADCEEDDII SOO BAXDANA DHACDO HOR LEH AYEYNU LA KUMAYNAA.

 

2- WAR BAAHINTU WAA INAY WACYIGA UMMADDA KOR U QAADDAA OO DADKA KHUBARADA AH QOF WALBA FIELD KIISA KA WARAYSATAA MAAHA INAY BEENAALAYAASHA YIDHAA YURUB BAAN WAXAN KA AHAAN JIRAY AY TV YADA SOO FADHIISIYAAN INTAY SOO QURXIYAAN. TUSAALE SIYAASADDA GEESKA AFRIKA PROF. ISMAIL HURRE BUBBAA IYO KUWA LA MIDKA AH WAA IN WAX LAGA WEYDIIYAA.

 

3- ICLAAMKA IYO WARBAAHINTU WAXAY AHAYD OO AY AHAAN JIRTAY BERIGII HORE INAY BULSHADA LOOYARO U TAHAY LAAKIIN IMIKA BULSHADA AYEY KASOO HORJEESTAAN OO SHAKHSIYAAD DANA GAARA LEH BAY U HADLAAN.

 

TUSAALE DHABA SIDA WARBAAHINTA SOMALILAND ULA DHAQANTO OO KHALADA. XUKUUMADDU WARBAAHIN KASTA KOONAY LA GASHAA WAXAY HOR DHIGTAA INAY XIDHO IYO INAY LAALUUSHTO IYO INAY IYADA U SHAQAYSO SIDAASI WAA MASKAXDII UMMADDA OO LA DUMINAYO SIDAA MUSTAQBALKA SOO SOCDA KARIS XUN IYANA KU WACYI IYO AQOON LA OO DADKOO ISKU MARAN BAA INAGU SOO SOCDA OO DHINAC KASTA KHASAARE U RASAYSANYEY.

 

CADDAANKA WADANKA INALA JOOGAA SEDDEX SHAQAY HAYAAN , MIDI WAAKA QOF WALBA U MUUQDA EE NGO IYO WIXII LA MIDA MUDINA DARAASADD UU WADDANKIISII U SAMAYNAYO OO LACAG XOOGA KU QAATO  WEEYE; SAWIR UU MEEL KA QAADAA HA UGU YARAADEE. MID KA SEDDEXAAD WAA MACLUUMAAD U GAARA ISAGA OO DAWLADAHEENA IYO URURADEEDNA UU DIB LOOGA IIBIYO.

 

 BERI DHOWEYD GABADH CAD BAA KA TAGTAY SOMALILAND EUROPE BAY QABATAY MARKIIBA (ARTICLE) DHEER BAY KA QORTAY SOMALILAND OO TIDHI WAXAA KA IMI WADAN YAR OO ADDUUNKII WAX KUSOO KORDHIYEY.  WAXAY TIDHI WADANKAASI IN AQOON LAGU SHAQEEYO WUU KA MAARMAY OO DADKII AQOONTA LAHAA 80% WAXBA  LAMA WEYDIIYO ,DADKII TRIBES BAA LOO QAYBIYEY  ,QABIIL WALBA HOGGAANKA DHAQANKOODA OON WAX AKHIYIN BAA MAAMULKU LA SHAQEEYAA  WAXAY KU GEBO GEBAYSAY  WAX AAN SOMALI AHAAN KU MICNEEYEY ' ALLAHAYAW MAXAY NOQON NINKII AWRKII LACAG SIISTAY '

 

M BASHE 

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...