Maxkamada ICJ Oo Soo Bandhigtay Jadwalka Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

0
Thursday March 11, 2021 - 13:04:33 in News by
  • Visits: 990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada ICJ Oo Soo Bandhigtay Jadwalka Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

    Maxkamada ICJ Oo Soo Bandhigtay Jadwalka Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada ICJ Oo Soo Bandhigtay Jadwalka Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya


Maxkamadda cadaaladda Adduunka ee ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holand ayaa soo saartay Jadwalka uu ku socon doono dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

INTERNATIONAL COURT OF JUSTICE (ICJ) - IAS gatewayy


Dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeeya labada dal oo mudo soo socday ayaa maxkamada ka bilaaban doonta 16-ka bishan, waxaana labada dal kiiskan ku matali doono qareeno ay soo kireesteen .

Maxkamnada ICJ ayaa sheegtay in wareega koobaad ee dhageysiga dawcada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya Kenya uu socon doono inta u dhaxeysa 15-ka illaa 19-ka bishan March ee sanadka 2021-ka.

 

Wareega labaad ee dhageysiga kiiska dacwadda badda ee isku hayaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa isna socon doono sida maxkamada shaacisay 22-ka, March ilaa 24-ka bishan March.

Halakn ka Akhriso Jadwalka uu ku socon doono dhageysiga Dacwada badda

1- Wareega Koowaad

Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)

2- Wareega Labaad.

Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)

Dalka Holland ay ku taalo maxkamada caalamiga ee ICJ waxaa ku sugan masuuliyiin katirsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo qareenadii dowlada u qabsatay in kiiskan maxkamada ka difaacaan.


Loading...
Loading...