Institution Kastaa Wuxuu Ku Dayanayaa Waxa Madaxtooyadu Samaynayso Oosamaynayaa.( Imitation ).

0
Thursday March 11, 2021 - 10:09:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Institution Kastaa Wuxuu Ku Dayanayaa Waxa Madaxtooyadu Samaynayso Oosamaynayaa.( Imitation ).

    W/Q: M Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M Bashe

Somalidu waxay ku maahmaahdaa ABASGUUL MEELNA MA WADA JOOGO WARNA ISKUMA SEEGGANA. GAALADUNA WAXAY KU MAAHMAAHDAA KALUUNKU MADAXUU KA QUDHMAA. waxaan hubaa anigoo (somali intelectual) ah Hargeysa dhexdeeda waxa ka DHEX  socda halka UGU sarraysa SOMALILAND oo Madaxtooyada ah AYUUNBAA Hay'add kasta iyo wasaarad kasta iyo wakaalad kasta  ka socda MAANTANA reer SOMALILAND



Maalin kasta waxaa debedda u soo BAXAYSA wixii jiray EE aynu huursanaynay iyo qaylo inta Maamulka UGU sareeya haggaagayo maamulada ka hooseeyaa ma hagaagayo.

 

Maanta waxaa ina horyaal dugsiyadii oo dhibaatada mulkiilayaashu ku hayeen carruurta masaakiinta ah oo debedda usoo baxday , mulkiila kasta fooq dhismo ah baa meel uga socda waxaanuu sannadaaba xoog kaga qaadayey carruurta lacag uu ka boobaayey carruurtiina way qaraxday. WASAARADAA kale waataa dhacdooyinku ka jiraan maadigoo reer hebel ayaad wasaaradaydii joogtaa ,wasiirbaa imika shaqadii gabadh wadaniyada kaga saaray si uu musharkaa Walaashii u siiyo.

 

Imika dhaqtarka Hargeysa ee Madaxtooyada u jira shan boqol oo Kilometre mashruuc bay gaaladu BILAASH inoo siisay macaa shaqaalihiisa iyo qalabkiisa markii hore $10 bay qaadis ku bilaabeen markiiba $45 bay ka dhigeen ,waana dadka walaalihiin ee caailadaa ee inoo imanaya EE biilasha inoo soo dirayey EE dhulka lacagta keena (throughout the year) sideebay marka 8 QOF iyo ka badan caailaddu noqoto u iman karayaan WADANKA markaad qofkiiba $200 ku COV19 testkaga qaadid ,lacagtaasii jeebadaha Maamulaha dhaqtarkay ku dhacdaa wasaaratul Maaliya ma tagto, MADAXWEYNUHU WUU OGYEY.

 

Khudbaddii MADAXWEYNE Muse waxaa waxaa ku jiray oo uu ku qurxiyey hadalkiisa 130 MASHRUUC baan dadweynaha siiyey sannadKAN ,cidda qaadatay waa gurigiisa iyo reer kiisa , wasaaraduHu waxaasay arkayaan.

 

Shalay meel dumar lagu xareeyey baa shuf BEESHAY oo 50 dumari ku gubteen oo waxbaa la barayey la yidhi waxaa ka Masuula Dabdemis KA  la iska siiyey caailadda qudha EE ISU WADA DHALAY MA MAAMUL WADANBAA KA DHEXSOCONAYA MA caalidbaa magaalo debdemis u noqon karta is wada DHASHAY REER SAWAAXILI LA YIDHAA. lama jeegareeyo meelaa wax lagu baranayO ama MAXAD HA LAGU SHEEGO AMA CILAAJ AMA MULCAAMAD IWM.

 

SOMALILAND WASAARADAA, WAKAALADAA, HEYADAA IYO MEEL KASTA WAXA KA SOCDAA WAA (IMITATION) WAXA MADAXTOOYADU SAMAYNAYSO AYEY IYAGUNA SAMEEYAAN.

 

MAANTA HADAL WAXAA KA TAWTAWSIIYEY SHACABKA LA MAQASHIINAYO WASIIRKA WAXBARASHADA IYO QAAR HAREER TAAGNAA INTA MADAXTOOYADU HAGAAGAYSO MEEL KALOO INOO HAGAAGI KARTAA MA JIRTO. DUGSIYADA HADDAAN MAAMULKA WAALIDIIN KU JIRIN INOO HAGAAGI MAAYAAN.

 

MADAARKA U FIIRSADA SHAADHADHKAA SHAN DOLLAR LAGU QORTAY WAA XAMMAALIINTA SHANDHADAADA HADDUU TAABTO WAA SHAN DOLLAR ADDUUNKA MA JIRO UNIFORM LACAGI KU DUL QORANTAY SOMALILAND MOOYEE WAA (ABUSE) DADKA SOCDAALAYA LAGU HAYO. MAXAA SIDAA WACAY MAAMULKASTAA WUXUU OGYEY SIDAY U SHAQAYSO MADAXTOOYADA SOMALILAND ILLAA IYADU ISBEDESHO MOOYEE MAAMUL KA HOOSEEYA OO ISBEDELAYAA MA JIRO.

 

M Bashe 

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...