Dawlada Somaliya Oo Gudi Umagacawday Aaska Ex. Madaxwayne Cali Mahdi

0
Thursday March 11, 2021 - 10:03:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaliya Oo Gudi Umagacawday Aaska Ex. Madaxwayne Cali Mahdi

    "Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray guddigan in ay si degdeg ah u guda galaan aaska"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray guddigan in ay si degdeg ah u guda galaan aaska"

Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo galabta ku geeriyooday dalka Kenya.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa magacaabay guddigan oo ka kooban Xukuumadda , Xildhibaanno, qeybaha bulshada iyo qoyska marxuumka, waxayna kala yihiin;

1.       Xasan Xundubeey Jimcaale, Guddoomiye

2.       Cismaan Abokar Dubbe, Guddoomiye ku-xigeen

3.       Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Xubin

4.       Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Xubin

5.       Xasan Xuseen Xaaji, Xubin

6.       Eng. Cabdullaahi Abuuakar Xaaji (Carab), Xubin

7.       Durraan Axmed Faarax, Xubin

8.       Cumar Cali Rooble, Xubin

9.       Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Xubin

10.     Xil. Maxamed Axmed Abtitoon, Xubin

11.     Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Xubin

 

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray guddigan in ay si degdeg ah u guda galaan aaska Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed.

 

---DHAMMAAD----


Loading...
Loading...