Jaamacad Beenisay In Ardaydeeda Qalinjabinaysa Sannadkan Uu Ka Midyahay Maayarka Berbera

0
Thursday March 11, 2021 - 09:01:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacad Beenisay In Ardaydeeda Qalinjabinaysa Sannadkan Uu Ka Midyahay Maayarka Berbera

    "Arrinkaasi Baraha bulshada la Wareejinayo wax ka jiraa ma jiraan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arrinkaasi Baraha bulshada la Wareejinayo wax ka jiraa ma jiraan"

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Jaamacada Golis Faraceeda Magaalada Berbera Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa Waxba kamo Jiraan ku tilmaamay Wararka sheegaya inuu Mayarka degmada Berbera Cabdishakuur Cidin ka mid yahay Ardayda ka qalin Jabinaysa maalinta beri ah kuuliyadaha kala duwan Ee jaamacadaasi.

 

Xildhibaan Naasir Xaaji shire oo u waramay Weriye Axmed Siciid Maxamed ayaa yidhi "Arrinkaasi Baraha bulshada la Wareejinayo wax ka jiraa ma jiraan , aniguna waxaan ahayn qof qiyam leh igamana suurtowdo inaan qof aan kamid ahayn Ardayda dhigata Jaamacada aan ku Daro kuwa qalin Jabinaya Cidda uu doono ha ahaado, lacagta uu doono ha haysto” Gudoomiyaha Jaamaacada Golis Berbera Nasir Xaji Cali shire




Loading...
Loading...