Cabdiraxmaan Cirro: Marka Somaliland Wax Xumi Ka Dhacaan Ayuu Ku Farxaa!
Salaam ka dib waxaan Tacsiu diraan saraakiishii ciidanka poliiska Somaliland ee loo laayay side xun ee arxan darada aheyd .
Waxan ka tacsiyadeynayaa ehelkoodii iyo qaraabadoodii iyo dhamaan dadka reersomsliland intiika xumaatay falkaasi fooshaxun .
Samir iyoimaan alley ha idin ka siiyo .
Iyagana Allehhow naxariisto .
Waxan halkanruntii in ummada reersomsliland ogaadaan C/raxmaan Cirroin uu hore saxaafada ka tagoisaga oo faraxsan .
Dhacdadan u danbeysaydilka aheyd foosha xun xitaamuu tacsiyadeyn ee waxan uu meesha kaga hadalaayey hadadlo ay ma muuqatodabaal deg iyo digasho .
Sidaa dartee waxauu u muuqdanin doorashadii uu kufashilmey an ka soo hadhin ee raacay kana soo hadhin .
Qore: Tahir hussein
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!