Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah....W/Q Abdiqani A. Ahmed

0
Wednesday March 10, 2021 - 23:17:35 in Articles by
  • Visits: 1329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah....W/Q Abdiqani A. Ahmed

    Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah....W/Q Abdiqani A. Ahmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah....W/Q Abdiqani A. Ahmed
May be an image of 2 people and people sitting


Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah.

Dadka dalka ku noolina ardeyda uun bay la xeer yihiin.

Wasiir toorno waa mujaahid snm ah cida aan aqoon baan u sheegayaa waana dhuux gobanimo oo waa nin cidagalle ah oo gob ah.

Mana aha dadka shilimaadku sii hodo oo waxa uu garanayaa halka dalka laga keeney oo ah in la cuni jirey shuuro shan bari digsi ku jirtay oo billaa dabool ahayd oo caaryeysatay.

Manaha ah sida niman isla wasaarada ah oo tukaamada dugsiyada gaarka loo leeyahay ku dhex yaalla leh dugsiyada qaar, toorno qalbiga waa ka xor, maskaxdana waa ka xor, shaqadiisana waa u xor.

Abtigag wasiir toorno waad igu matashaa dhawaaqa aad ka dhawaajisay.
Dhawaaqa oo ah sidan.

" Ardeydu ma adoomo meel lagu haystaa , waar nimankan halkeebay ka imaadeen dadka mayagaa leh , yeeli mayno in maamulka dugsiyadu yidhaahdaan tukaanka iskuulka ku dhex yaala uunba wax laga iibsanaya ( Muse-saacaha) iyo buugaagta , walaahi way dhamaatay intii laysku dul qaadanayay , suuqa xortaa ayuu sharciga dalku waajibiyay".

Axmed Toorno wasiirka waxbarashada Somaliland.

Toorno waa mujaahid snm ah, imikana waa wasiir somaliland ah. Guul toorno.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...