Afar Siyaaboob Yaan Ku Cadaynayaaa Inaanu Hadalkaa Xamdi Sheegtay Odhan Wasiir Cabdiwali Sh.Cabdilahi Sufi JIBRIILL

0
Wednesday March 10, 2021 - 10:41:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Siyaaboob Yaan Ku Cadaynayaaa Inaanu Hadalkaa Xamdi Sheegtay Odhan Wasiir Cabdiwali Sh.Cabdilahi Sufi JIBRIILL

    ( nimaad taqaan waad la joogtaa ) maahmaah somaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

( nimaad taqaan waad la joogtaa ) maahmaah somaliyeed

1 wasiir #cabdiwali waa nin sheekh ah aqoon dheerna uleh diinta islaam waxaanu kasoo jeedaa qoys culimo ku abtirsada 



Diintu qofka iyadaa ka xakaymaysa dhamaan habdhaqanka aan haboonayn lana dagaalanta qabyaalada sheekhyada iyo culumaduna iyagaa  inaga wacdiya xumaanteeda


Bahdhanqankiisana meelna kagama suntano inuu yahay qof falkaasi ka suuroobo Sinaba


2: wasiir #cabdiwali waxa uu heerka ugu sareeya  ee PHD ka gaadhay aqoonta maadiga

Aqoontuna iyadaa qof aadamaha ah unoqota dabar kamana suurowdo qof aqoontiisu heerkaa gaadhsiisantahay inuu hadaladaa ku tiraabo 


3: wasiir #cabdiwali waa shakhsi waayo araga kana oo soo shaqeeyay wadamo kale oo ka baxsan gayiga somalilada kaas oo aan soomaali iyo qabiil toona laga aqoon dadka lagu qiimeeyo aqoontooda iyo kartidoooda waxaanu ka gaadhay heersare


Maqabo qofka waayo aragnimadaa leh lana soo dhaqmay dad kala gadisan in uu maanta gabadh yar oo wasaaradiisa ka shaqayso hadalkaa #xamdi sheegtay waydiinayo


4: wasiir #cabdiwali marar badan ayaad aragteen iyadoo lagu maagayo inaanu kala aqoon qabiilada  siiba jufooyinka uu ka soo geedo ee gobolka cagaaran taas oo muujiinaysa sida aanu ugu dhex milmin qabyaalada iyo xinjiro fajaaskeeda


Mana qabo inuu maanta somaliland oo uu wasiir uwada yahay ukala abtirinayo

Qore: XASAN JIRDE MAXAMUUD (Muumin)

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...