Aarkii Daboolee Aydaa Ka Ciye Jiray, Iidiisi Soo Dhawaato, Alamtaranasoo Dhaaf.
BISMILAAHIALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B],
TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
OGAADEENIYO MAJERTEEN,AFKA JEBI FARMAAJO,
AWOODBU U SHEEGTAYE,KANA ADKAA ALAY LEH,
ITAALKOOD HAWIYAHANA,AQALKAY LAHAAYEEN,
IYAGANA KU HAYSTAA,AYAAMAHAN LA SUGAYAA,
ERATERIYA IYO ABIYEE,ISKAASHIGAY SAXEEXDEEN,
ARLI QUDHA INAY YIHIIN,MALAHA WAA ILOWDEEN,
ORDUGANA KAMA TEGIN,OOGADUU KA DHAWRTA,
AGABKA CIIDAN LEEYAHAY,AFRIKABA MIDAAN IMAN,
SHACABKA LOO ADEEGSADO,LAYSKUNA AMINAAYOO,
AAGGII LOOGU TALO GALAY,ALSHABAABA LAGU DAYN,
ADUUN IYO DHAQAALANA,ISHA QADAR AYAW FURAN,
AYUU ODAYGU BUUXSADAY,WAA TABTII ADEERKIIYE,
HA DHAW MAAN OGAYNIYO,ANFARIIR MA FIICNEE,
IDINKA {SOMALILAN] IYO JABUTI CIRKIBA ONKODAYO,
ALAMTARANA SOO DHAAFYE,ISKA MOOSA AQALADA,
HAYAAN WUXU KU SOO YAHAY,HARYESIYO JABUUTOO,
DHULKOODII NIN HAYSTUU,HESHIISUU LA SOO GALAY,
HOOSADAN BEBERA,SI AAN UGA HOR JOOGSADO,
TURKI WAXAN HORDHIGAYA,HABAR WACAD ISRAAIL.
HURALOOW AXMAARADA,HAYB KU RAACIMAAYOO,
WAA MIDAN LA HELAHAYN,XAMAR HAYSKA HAYSTAN,
ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!