Xukuumadda Somaliland Siday Qurbbajoota U Dhibto Iyo Sida Qurbajoogtu Caawiso Somaliland.
W/Q: M BASHE
Anigu xogogaal baan ahay indheer garada dadkiisa iyo dalkiisana jecel oo
shalay ka imi SOMALILAND koona kasta isasoo taagay miyi iyo magaaloba,
indhahana ku goday wax kasta
Shacabku way dadaalayaan wax kastoo
horuumara SOMALILAND iyo nabada dadkaa samaystay dhibaatada ciidamadu
shacabka kula kacaan waxaa ka masuula Xukuumadda maxaa sidaa wacay
qofka biliaadamka ahi haddii isaga iyo caruurtiisu waxay cunnaad aanay
haysan cadho iyo dagaal baa kasoo fulaysa. Askarta waa in $200 iyo
raashin iyo aqal ay helaan iyo dugsi bilaasha Caruurta haddii kale
GADOOD IYO SHACAB LAYNI WAA INA DAANWEYNE. Anigu markaan askari arko hal
askari oo meel maraya 10 talaabo ayaan ka baydhaa waayo xaaladiisa
nololeed baan hoos u ogay iyo fakhriga la baday.
qurba joogta SOMALILAND wadankooda wey jecel yihiin bishii kasta
intaasoo million bay soo diraan oo investment iyo biilalkii illaa 500 oo
kun oo caailadood intaa in leeg oo kale oo ehel iyo masaakiinna
bariiskay gacanta la geliyaan , waa naaska DHAQAALE EE qudha EE ilaahay
mooyee cidkale aanay bulshada reer SOMALILAND ka JOOJIN kale, ILAHA KALE
EE DHAQAALE OO DHAMI (GARANTEE) MAAHA INTA HOOSTAA LAGA NUUGAYAA,
GURYAA WADAMADA KALE LAGAGA DHISANAYAA, FOOQYO IYO DHULAL BAA LAGU
IIBSANAYAA HADDAY CASHUURTAY, HADDAY CAAWIMO ADDUUNTAY ,XOOLAHA NOOL IYO
REER MIYIGA AYAA IYANA LA HUUBAA DHAQAALAHOODA LAAKIIN DAWLADDA
REERMIYI IYO XOOLO WAXBA UGUMA FILLA IYAGU WAA UMMADDA QUDHA EE
ADDUUNKAN U NOOL SIDII XAAWA IYO ADAM.
Wasiir calls faashuush ah baa loo magacaabaa.
QURBA JOOGGA IMMAATINKOODA LACAGBAY WADANKA LA YiMAADAAN LAAKIIN
LOOMA NAXO. IMIKA HADDAAD EEGTO DHAKHTARKA HARGEYSA BAADHIDA COV19
IYADOO AY TAY MASHRUUC AY HAY ADAA ADDUUNKU INAGU CAAWIYEEN OO AY AHAYD
IN BILAASH AMA $10 AAN WAX KA BADAN DADKA LAGA QAADIN AYAA IMIKA WAXAA
DADKA LAGA QAADAA $45 MARKAAD SOO DOONATO RESULTS GALABTII LAALUUSH IYO
CAANSIIRIN BAY INAMADA YARYARI DADKA KU KELIFAAN DADKII. ANAA ITAAN
KALAHAY LIISKII QACANTAYDA KU QORAYEY MAALIN KASTA 80 QOF OO MIN $45
AYAA LAGA QAADAA, GOOBTAA MADAXWEYNE HU WUXUU U JIRAA SHAN BOQOL OO
TAALOBO OO KA JALABUTAYNAYAA OONUU WAXBA KA QABAN KARIN. BAL MARKAA
CAQLIGA QAAD LA IDINKAGA SHUBYE MADAXAY QOFKA QURBA JOOGA EE BIILKA SOO
DIRAYA BIL KASTA EE WADANKAA ARKAYSAAN XOOGGIISA KASOO DHISAYA MARKA AY
WATAAN TODOBA CARUURA AMA KA BADAN EE WEYDIISAAN $45 QOFKIIBA AYAAN
DHAWNA AA $100 KU HAMIYAYSAAN INAA IS WEYDIISAN SIDAA LA IDIINKU IMAN
KARAYAA. HADDII 10KUN OO IDIIN IMAN KARIWAAYAAN WAA KHASAARTEEN.
XUKUUMADDU HA KA FIIRSATO DHABAATOOYIN LACAG WEYDIINTA REERAHA WADANKA IDIIN IMANAYA haddii kale KARIS XUN IYANA WAX KU LA.
M BASHE
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...