Ina Cali Waraabe Reeekoodii Ayaa La Fool Xumaaday.

0
Monday March 08, 2021 - 11:14:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ina Cali Waraabe Reeekoodii Ayaa La Fool Xumaaday.

    W/Q: Cismaan Cumar Dool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cismaan Cumar Dool

Waxaa la qurux badnaatay oo uu ku faraxsan yahay in ay Hooyadii Habar Awal tahay, lakiin waxaa la fool xumaaday in uu Aabihii Garxajis yahay.



Maalinta Xilibaan yar oo Habar Awala loo keenaba maryaha ayuu dhiganayaa isagoo ilowsan in aan isaga la darooranaynin ee la dooranayo Xilibaano berito aan Xisbigiisa sheegan doonin sida kuwii horeba.( Uurcade and all others).


Sadex goor oo hore oo uu isa soo sharaxay iska daa Habar Awale, Reer Axmed ayaan 50 cod siinin.


Habar Yoonis mar aanay cod cidaa ka badan siinini ma jirto isagoo weliba meel walba ka caaya,  boqol goorna ku yidhi " Isa Allahu Tacaale anigu uma baahni Qabyaalad ii codaysa"


Ciidagale oo labaatan sano Xisbigiisa Xabsi ugu jiray laba goor Xisbinimo ku soo saaray sadex goorna Madaxweynenimo ay ay arkayaan in aanu helaynin ugu codeeyay,  ayuu abaal uga dhigay in intuu masrax isa soo taago uu yidhaahdo " Reer Yar ayaan ka dhashay"


Alxamdu Lihaal Ciidagale 70% hada waanu ka jabinay Xabsigiisaa, Inta hadhayna waanu ka soo furanaynaa.


Waa ninka Axmed Mirana Dagaal Ooge ku sheegay, Dhagaweynenana Mujaahid ku sheegay!!!!.

 

W/Q: Cismaan Cumar Dool

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...