Muse Biixi Iyo Maxamed Kaahinoow, Siyaasadu Maha Sidaas. Aan Idiin Baro Siyasada Wacan.

0
Saturday May 04, 2019 - 13:39:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muse Biixi Iyo Maxamed Kaahinoow, Siyaasadu Maha Sidaas. Aan Idiin Baro Siyasada Wacan.

    By Fu'aad Qawdhan London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By Fu'aad Qawdhan London

Dallkeenii somaliland wuu ka sii darrayaa, waxa la yidhi qofka aan wax taggan garran, waxa maqana ma garto.

Waxaan sidaas u leeyahey, madaxa weynaha somaliland iyo inta ku xidhanba waxey ku sheqeenayaan siayaasad khaladan oo walahi xoog u khaldan, waa siyaasad qawaan, oo guracan, haddaba Waxaan usheegayaa , madaxweynaha iyo dhamaan inta ku xidhanba, inney ku nool yihiin, siyasad khalddan, waxaadna aad ku nooshiin been.



Waar dalkii iyo dalkii waad kalla qaybiiseen siyaasad xumo. bulshadii somaliland waxaad u horseedeen fakhri iyo gaajo iyo qabaylad iyo abaaro , dhamaantood waxaasna idiinkaa ugu wacan, waxaad noqteen dowladii ugu horeeysey ee *( ABIID) somaliland soo marta ee gasha baal madow.


Waar dadka somaliland hadaad ciidmao dul keentaan iyo xooga, wey ka sii darayaan waxaana uu dalku galyaa colllaaad walee.


Waar dadka sidaas laguma maamulo waad khalaad ee kadaaya, hadii kale walaahi nin walba oo madax wey saamyen doontaa waxeynu nahey beelo isku tagey.


Anigu madaxweyne iyo inta la talisaba sida waxa loo maamulo aan idin barno, dadka ku dhaha nabara sida wax loo maamuulo. waar maxaa ku diidaan marka haore inaad cadadalad ku dhisto kuna dhaqdo dhamaan hayadaha dalka oodhan iyo maamulada ka jirba.

Sidan hadaad joojin weydaan walaahi dalku bubur ka filo,


Waxey maamulku wanagasan uu yahey adoo isku day inaad policeka iyo muratriga iyo dhamaan hadayhuba noqdaan kuwo bulshadeedu jacel yihiin, hadii taas la waayo KA( FILO DAGAAL IYO COLAADO)walaahi gurigaga ka filo dagaal.

waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada woolwich london

[email protected]

facebook fuaad qawdhan

00447383135563

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...